Ra’isul Wasaare Abiy oo safarkii ugu horeeyay ku tagay dalka Qadar (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta safar ku tagay magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxa uuna dalkaasi kula kulmi doonaa Amiirka dalka Qadar iyo Masuuliyiin kale. Garoonka Diyaaradaha magaalada Doha waxaa kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaare Abiy Axmed Wasiiro katirsan dowlada Qadar iyo Masuuliyiin kale, waxaana Abiy loo galbiyay … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy oo safarkii ugu horeeyay ku tagay dalka Qadar (Daawo Sawirada)